Weerar caawa lagu soo qaaday meel ku dhaw xarunta Degmada Howl Wadaag

Ciidamo hubeesan oon wali heebtooda la garan ayaa caawa abaaro 12-kii habeenimo waxa ay weerar kusoo qaadeen Barxadii hore ee Suuqa Ceel Garweyne oo ku dhaw xarunta degmada Howl Wadaag. Sida aan Wararka ku heleyno ciidamo hubeesan oo watay gaadiid ayaa weerar kusoo qaaday ciidamo ilaalo ka ahay barxada Ceel Garweyne oo laga iibiyay dad … Continue reading Weerar caawa lagu soo qaaday meel ku dhaw xarunta Degmada Howl Wadaag